Wasiirka Arrimaha gudaha & Siyaasiyiin kale oo ka hor yimid ciidankii la geeyey Belad-weyne

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Siyaasiyiin Xildhibaano ah oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay ciidankii maanta la geeyay Beledweyne. Xubnahan oo shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in ciidankaas aan Beledweyne loo geynin amni doorasho iyo mid Al-shabaab, balse ujeedka yahay in dadka lagu cabsi geliyo, waxaana ay ku baaqeen in degdeg looga … Continue reading Wasiirka Arrimaha gudaha & Siyaasiyiin kale oo ka hor yimid ciidankii la geeyey Belad-weyne